somaalida dul qaadka seey isku yahiin

somalida wa dad dul qaad yar marka horrena xiiso badan tusalle  hadii an so qadano  dhaqamada somalida laga xuusi karo 

hadii manta sheekh caan ah magalo imaado uu na dhaho casarkii muxadaro ayaan jeediin raba masajiid heebal hala imaado  maliinka kobaad waxay so buuxi nayaan masajiidka sii ay uu arkaan sheekha iyo waxuu sheegayo

dulqaad yarii heerka ay ka gareen ma awoodaan sheekha khuud badiisa in ay dhameeystaan 

hadii marka ad fiiriso maliinka labaad sheekh hadii uu mar kale dhaho bari siidii shalay ha la imado muxadaradii wan sii wadeeynaa  dadkii maliin kii hore imaday boqolkiiba waxaa imaan 50% 

siida daradeed halka waxaan ka baranay in ay xiiso badaan yahiin dul qaadkuna ku yar yahay

siido kale hadaa mantaa makhayad cusub hadii uu qoof meel ka furto  maaliinka oo gu horeeysa dadka dhan aya kuu imaan sii ay uu arkaan waxaad meesha ku heeyso  mudo kadiib waxaad weeyn doontaa wax wax kaa gataa 

sidokale hadii aad furto goob wax barasho school ama previt iyo IWM bilaha oogu horaysa meel lakala fadhiisto ayaa lawayi bilo kadib dadkii mel ay aden ayaad wayi waa iska dhaqan somaliyeed  mahmah somaliyeed ayaa ahayd xiiso iyo xoorba way gudhaan 


dhamaad======

waxaa Qoray. deeq. mohamed :

wabilahi towfiiq 

boqashadiinu way nadhirin gali nayasaa

thanks all my peapole



 

Post a Comment

Previous Post Next Post