Dhaqanka Soomaalida

 Dhaqanka Soomaalida waxu ka mid yahay dhaqamadda aad ka uu quruxda badan oo ku saabsan hiddaha iyo kala duwananta  bulshada Soomaaliyeed. Dhaqanka Soomaaliya waxu ka kooban yahay arimaha luqadaha, qabiilka, hidahaa iyo waxyaabaha so jiireenka ah iyo fannaaninta

siido kale waxa lama huuraan marka lagga hadlayo dhaqanka somalida diinta oo uu ah somalida tiirka koobaad ee dhaqaankooda runahantii wa daad musliimiin ah oo ad uu jeceel diinto daa islaamka wana diinta kalii ah ee ay  a miin san tahay.somalidu wana wadda musliimiin 100%100 


Luqada Soomaaliyeed waxay leedahay labo qaybood: Af Maay, Af Maxaatiri   Soomaali waa luqadda ugu horeeysay iyo luqadda rasmiga ah ee dhaqanka Soomaaliyeed, oo ay ku hadlaan dad badan oo ku nool Soomaaliya, , iyo Soomaalida ku dhaqan dalalka labaad.ee an leenahay


Qabiilka waxay ahaan jireen qaybo badan oo dhaqan Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaa la isku raacaynaa qabyaalad iyo isfahamnimo ku dhawaad bulshada Soomaaliyeed. Qabiilka waxay ka kooban tahay qoysaska, xubnaha bulshada, iyo nidaamka taageerada bulsha


somalidu  waxay ku dhisan tahay nidaamka xeerarka iyo xilliga dhaqanka Soomaaliyeed oo ku salaysan dhaqan dhaqaale iyo siyaasad. Waxay ka kooban tahay guddiyo, xeerarka bulshada, iyo nidaamka xukuumadda. somalia  waxay ku dhaqan tahay in si wanaagsan loo wada shaqeeyo, in la xoojiyo dib-u-heshiisiin, iyo in la horumarinayo horumarinta dhaqaalaha iyo horumarinta bulsh


dhantadu waxay ka mid tahay dhaqanka somaliyeed  waxeeyna ka miid tahay suugaanta, heesaha, iyo maansada Soomaaliyeed. Waxay leedahay dhaqan gaar ah oo lagu soo bandhigoo ciyaarta marka latumayo dhantada , sida loo yaqaanno heesaha Soomaaliyeed nocyadooda kala duwan sidaa  qaraamiga' iyo, heellooyika, iyo saarka.


dhaqaan ahaan somalida waadad xadaarad leh oo ku wanaagsan marti galiinta .waxaay aad uu jeceel yahiin dhaqiida xoollaha waxeeyna ad uu jaceelyahiin dhaqasha da geella loda iyo adhiiga  waxana kaliinta koobaad ku jiira geela wayna iskuu tiix galiisa somalidu geelle


Fannaaninta waxay ku jiraan dhaqanka Soomaaliyeed. Fannaaninta Soomaaliyeed waxay ku leedahay qaybaha musiqi, suugaan, iyo farshaxanka. Waxay ka kooban tahay heesooyin, muusikada dhaqanka Soomaaliyeed, iyo heesaha loo yaqaanno raabka Soomaaliyeed.


Dhaqanka Soomaaliyeed waxu ka mid 



yahay warqadaha, xiriirka bulshada, iyo dhaqan celinta bulshada. Waxay muhiim uu tahay in la abuuro isla markaana la xoojiyo dhaqan gaar ah, si looga hortago qaybaha kala duwan ee bulshada kale

waxa qoray deeq maxamed

Post a Comment

Previous Post Next Post